Tartan & Tacliin oo biloowday iyo SOMTEL oo fududeyneysa

Tartan & Tacliin oo biloowday iyo SOMTEL oo fududeyneysa

Waxaa sannadkii 14aad si rasmi ah xarumaha Radio Daljir oo dhan uga biloowday kadiskii xiisaha badnaa ee TARTAN & TACLIIN, oo xalay lagu daahfurey xarunta Daljir Bossaso.

TARTAN & TACLIIN waxaa sannadkaan idiin sahley Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL, share your world, waxaana ku tartamaya dhammaan dugsiyada sare ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com