Waxgaradka Badhan oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (Daawo)

Waxgaradka Badhan oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (Daawo)

Nabadoonada iyo waxgaradka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag kulan ay maanta ku yeeshen Magaaladda Badhan waxay ku tageeren dadaalka Dowladda Puntland ugu jirto xoreynta Gobalka Sool.

Qaar kamid ah waxgaradka ayaa sheegay in ka odayaal ahaan ay mar walba garab taaganyhiin Ciidamadda Difaaca Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com