Tartan Quraanka Kariimka oo ka Furmay Qardho (dhegayso)

Tartan Quraanka Kariimka oo ka Furmay Qardho (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa tartan quraanka kariimka ah uga furmay dugsiyada quraanka Kariimka ah ee magaaladaasi, waxaana ka warbixinaya mid kamid ah culimada gacanta ku haysa maamulka tartankaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com