Wasiir Juxa oo Garoowe kula Kulmay Isimmo Deegaanka (dhegayso)

Wasiir Juxa oo Garoowe kula Kulmay Isimmo Deegaanka (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo shalay siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa waxa uu saacadihii ugu dambeeyey kulamo la qaatay waxgaradka Puntland ee Garoowe ku sugan.

DHEGAYSO SOO DHOWEYNTII WASIIRKA

Wasiirka ayaa la kulmay, Garaad Saleebaan, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo isimo kale oo uu kala hadlay arrimo quseeya xaaladda dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com