Taliyihii saldhiga Degmadda Qardho Cumar Hiirad Katuun oo ay dileen kooxo hubaysan.

HomeWararka

Taliyihii saldhiga Degmadda Qardho Cumar Hiirad Katuun oo ay dileen kooxo hubaysan.

QARDHO: Taliyihii Saldhiga Booliska Magaaladda Qardho ayaa ku geeriyooday Rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin Cabtooy. Cumar Hirrad

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha qaraxyadii Muqdisho
Garoowe Guddoomiye Xafadeed kadigtay Cafimaad darro (dhegayso)
Guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo oo lacag lagu wareejiyeey (Daawo)

QARDHO: Taliyihii Saldhiga Booliska Magaaladda Qardho ayaa ku geeriyooday Rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin Cabtooy.

Cumar Hirrad Kaatun ayaa Saaka Qardho ku geeriyooday,waxaana laamaha Amniga baddi goobayaan Kooxihii dilka ka dambeyeey.

Wararka Radio Daljir helayo ayaa sheegaya in Taliyaha isago istaaf waddan uu u tagay Kooxahaas Cabtoyda ah,taas oo keentay inay rasaas ku furaan.

Diwaanka Wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: