Taliye Qodhob,”Weerarkii Jeexdin Waxaa Wada Fuliyey Alshabaab iyo Galmudug” (dhegayso)

Taliye Qodhob,”Weerarkii Jeexdin Waxaa Wada Fuliyey Alshabaab iyo Galmudug” (dhegayso)

Deegaanka jeexdin oo duleedka bari kaxiga magaalada Galkacyo fariisinna ay kuleeyihiin ciidanka Puntland ayaa xalay waxaa weerar kusooqaaday ciidamo lasheegay inay kayimaadeen dhanka Galmudug Dagaalkaan ayaa dhaliyay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawacba leh .

Taliyaha aaga Ciidanka gobolka mudug ee Puntlant Cabdirashiid Qodhob oo Radio Daljir lahadlay ayaa usheegay inay dagaalkaas ay si wada jir ah ay usooqdeen ciidanka Galmudug iyo Al-Shabaab .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com