U Diyaar Garawga Ciidda iyo Suuqyada Magaalada Garoowe (dhegayso)

U Diyaar Garawga Ciidda iyo Suuqyada Magaalada Garoowe (dhegayso)

Iyadoo ay maalin qur ah ka dhimantahay munaasabadda ciidul Carafa oo ah ciidda labaad ee muslimiinta ayaa waxaa siweyn u diyaar garowga ciida looga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Xaawo Axmed Maxamed ayaa warbixintaan ka diyaarisay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com