Taliyaha Qaybta Mudug oo ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qaybta Mudug oo ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Mudug, Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal, ayaa maanta waxa uu faahfahin ka bixiyay xaaladaha ammaanka ee gobolka Mudug wuxuuna ka hadlay maalmihii ugu danbeeyay dhacdooyin kala duwanaa oo ka dhacay kuwaasi oo dad lagu dhawacay, kuwana lagu dilay. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595a8c88020100fd9594152c/aadan+nuur+qaal_3+jul+17.mp3

15 JIR DHIGTA FASALKA AFRAAD AYAA KU DHINTAY DAGAALKII MAANTA (daawo)
Madaxweyne Farmaajo: “Wixii ka dhacay Muqdisho waxaa soo Abaabulay siyaasiyiin xil kasoo qabtay dalka, oo kursi ku raadinaya dhiiga dhalinyarada Soomaaliyeed” (daawo)
Abwaan Jaamac kadiye wuxuu rabey buu u dhintey hawshiisi iyo halgankiis baa socda ee ha la adkeysto

Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Mudug, Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal, ayaa maanta waxa uu faahfahin ka bixiyay xaaladaha ammaanka ee gobolka Mudug wuxuuna ka hadlay maalmihii ugu danbeeyay dhacdooyin kala duwanaa oo ka dhacay kuwaasi oo dad lagu dhawacay, kuwana lagu dilay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • najiib a/noor 7 years ago

    taliyaha qaybta booliska g/mudug waxaan caday nayaa inuu ka hadlay waxa saxdaa ee jira kana dhaca har iyo habeen g/mudug waana hawl ubaahan in laga wada fariisto go aana laga gaaro si lloga miro dhalo

  • najiib a/noor 7 years ago

    taliyaha qaybta booliska g/mudug waxaan caday nayaa inuu ka hadlay waxa saxdaa ee jira kana dhaca har iyo habeen g/mudug waana hawl ubaahan in laga wada fariisto go aana laga gaaro si lloga miro dhalo

  • Mannooge 7 years ago

    Hadalka Taliye Nuur Qaal wuxuu micnihiisu yahay inuu yahay nin qirtay inuu ka baqaya inuu galo xaafadda Baraxley iyo Alshabaabka shacabkiisa gumaadaya habeen iyo maalinba laakiinse ka adag ciyaalka xaafadda. Taliye Is casil meesha caqli iyo talo toona midna kuma hayside.

DISQUS: