Xubno Alshabaab ah oo Muqdishu lagu soo Bandhigay (dhegayso)

Xubno Alshabaab ah oo Muqdishu lagu soo Bandhigay (dhegayso)

Ciidamada DFS oo howlgal ka sameeyay gobolka Banaadir ayaa waxa ay howlgal ku soo qabteen xubno shabaab ka tirsan oo gaaraya ilaa iyo qof.

Hadaba Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Carab oo saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahinaya falka lagu soo xiray xubno Shabaab ah oo waday falal lid ku ah amniga.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com