Taliyaha Ciidanka AMISOM oo booqday jowhar

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka AMISOM oo booqday jowhar

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM qeybta 5-aad, ee

MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)
Nairobi Xarunta aqriska & qoraalka ee Owjaamac oo lagu qabtay kulan loogu tacsiyeeynayay AHN Abwaan Jaamac Kadiye.
Somaliland oo dacwad dastuuri ah ka gudbisay Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas oo qeyb ka ah booqashadiisa isbarasho ee uu ku marayo dhammaan lixda waaxood ee AMISOM.

Ciidamada Burundi oo ka hoos shaqeeya AMISOM ayaa gacanta ku haya qaybta 5-aad oo xaruntoodu tahay magaalada Jowhar, halkaas oo xarun u ah dowlad goboleedka Hirshabelle, oo qiyaastii 90km u jirta Muqdisho.

Taliyaha ayaa madaxda ciidamada AMISOM kala hadlay dardargalinta waxqabadka Ciidamadaasi iyo ka qeyb qaadashada dadaalka loogu jiro soo celinta nabadda, ka hortagga kooxaha hubeysan ee loogu yeero argagixisada

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: