Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo sheegay in la qaadayo Dagaal Kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo sheegay in la qaadayo Dagaal Kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka somaliyeed Maxamed Axmed Jimcaale Geedi cirfiid oo shalay gaaray Bariire ayaa sheegay in la qaadayo dagaal xoogan oo kadhan ah alshabaab ,isago tilmaamay in dagaalkaas uu noqonayo mid dalka looga sifaynayo alshabaab.

Taliyaha ayaa sheegay marka horre in ciidamadda Xoogga dalka Xuquuqdooda ay heli donaan si joogta ah ,isla markaana sido kale caruurta askaarti ku geeriyootay weraarkii bariire la daryeeli doono.

Dhinaca kale taliyaha ayaa sheegay in madaxda sare ee dalka ay taggi donaan Bariire sida uu sheegay Taliyaha wuxuna ciidamadda Ugu baaqay in la iska difaaco mar walba Kooxda Alshabaab.

dhegayso codka Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com