Barakacaayasha Kamaamka Garowe oo dalbaday Gargaar (dhegayso)

HomeWararka

Barakacaayasha Kamaamka Garowe oo dalbaday Gargaar (dhegayso)

Xili lagu gudda jiro Roobkii dayrta ayaa waxaa robaab kad'aay Garowe uu saamayn xoogan ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool duleedka Garowe ku

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Wafdigiisa (Daawo)
Arragtida Shacabka Boosaso iyo Canshuuraha (dhegayso)

Xili lagu gudda jiro Roobkii dayrta ayaa waxaa robaab kad’aay Garowe uu saamayn xoogan ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool duleedka Garowe kuwaas oo kujira Guryo ka samaysan cooshado iyo karaatin.

Gudoomiyaha Kaamka shabeele ee Garowe oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay in aysan haysan dad baddan oo barakacayaal ah meel ay ka galaan Roobka iyo dhaxanta dhacaysa ,isago dowladda iyo Hay’addaha ugu baaqay in dadkaas wax loo qabto.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: