Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay kulan looga hadlayeey Qoondada Haweenka ee golayaasha dowladda (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay kulan looga hadlayeey Qoondada Haweenka ee golayaasha dowladda (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa maanta ah kaga qayb galay Garoowe kulan lagu taageerayey haweenka iyo Barlamaanka,

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Somaliland oo dhalinyaradda uga digtay in ay taggaan Muqdisho
Boqor Burhaan oo ka hadlay xiisada ka taagan magaaladda Jigjiga (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa maanta ah kaga qayb galay Garoowe kulan lagu taageerayey haweenka iyo Barlamaanka,isago ku baaqay in la hirgeliyo qoondada haweenka 30% ee xulista golaha wakiilada Puntland ee 2019.

Madaxweyne Gaas ayaa munaasabada ka jeediyey khudbad dheer kuna ku aaddan ka qeyb gelinta haweenka baarlamaanka soo socda iyo in ay saami muuqda ku yeeshaan siyaasadda dalka,isago gaas haweenka uu ku tilmaamay in ay yihiin laf-dhabarta bulshada.

Hoos kadaawo Khudbadda Madaxweyne

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: