Taliska Booliska gobalka Bari oo ka hadlay weraarkii xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso (Daawo)

HomeWararka

Taliska Booliska gobalka Bari oo ka hadlay weraarkii xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso (Daawo)

Taliyaha booliska ee gobolka Bari G/S Xuseen Cali Mâxamuud ayaa sheegay in Khasaaraha Weerarkii xalay dhanka ciidanka hal askari uu kaga dhintay 2kalena ay kaga dhawacmeen. Sidoo kale Ciidamaddi Alshabaab ka tirsana ee weerarka soo qaaday Ayuu sheegay in laga qabtay maxaabiis, hadana ay dagan tahay xaalada Xabsiga Boosaaso. Hoos kaga bogo.

Wacaal daray ah: 4 Oromo oo lagu dilay Bossaso iyo mid dhaawac ah
Shirkii Golaha Wasiiradda koonfur galbeed oo arrimo kala duwan loga hadlay
Guddoomiyaha Degmadda Xingalool oo Daljir Uga Waramay Saldhig laga Hirgaliyaay Degamaddas (dhegayso)

Taliyaha booliska ee gobolka Bari G/S Xuseen Cali Mâxamuud ayaa sheegay in Khasaaraha Weerarkii xalay dhanka ciidanka hal askari uu kaga dhintay 2kalena ay kaga dhawacmeen.

Sidoo kale Ciidamaddi Alshabaab ka tirsana ee weerarka soo qaaday Ayuu sheegay in laga qabtay maxaabiis, hadana ay dagan tahay xaalada Xabsiga Boosaaso.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: