Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn  ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

HomeWararka

Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii la

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Maxamed Salaad Qoryooley oo Shaaciyey Inuu U Tanaasulay Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.(Sawiro)
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay Cuduro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho (dhegayso)
Diyaarad laga leeyahay dalka kenya oo burburtay

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay shalay gelinkii dambe ka dhacday Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasi oo ay fulisay diyaarad nooca duuliyaha aan laheyn.

Sidoo kale War kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM laguma sheegin Khasaaraha ka dhashay duqeyntii Jilib.

Taliska Mareykanka ayaa sheegay inay socdaan baaritaano ku aadan Khasaraha ka dhashay duqeynta, isla markaana ay dib faah faahin ka bixin doonaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: