Taleex oo golle deegaan yeelanaysa (dhegayso)

Taleex oo golle deegaan yeelanaysa (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Taleex ee gobolka Sool Liibaan Cali shire ayaa Daljir uga waramay halka ay marayso qaban qaabada dhismaha golaha deegaanka oo dhowaan lagu wado in halkaasi laga dhiso, iyo mashaariico kale oo Wasaarada deegaanka beeraha iyo isbedelka cimilada ay halkaasi ka wado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com