Xaawo Maxamuud Dable oo noqotay Guddomiye ku xigeenka Badhan

Xaawo Maxamuud Dable oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa noqotay gudoomiye kuxigeenka degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

Xaawo ayaa ah gabadh dhalinyara ah,waxayna guulaystay kadib doorasho ka dhacday Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag oo galabta ka qabsoomtay doorashadda Guddoomiyaha Badhan iyo ku xigeenkiisa.

Warbixino Gordhow ka filo Radio daljir Somalia.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com