Tahriibayaal lagu la’yahay xeebaha Libya iyo Talyaaniga

Tahriibayaal lagu la’yahay xeebaha Libya iyo Talyaaniga

Wararka ka imaanaya dalka Libya ayaa sheegaya in la la’yahay tahriibayaal Soomaali , Itoobiyaan iyo Eriteriyaan u badan oo ka ambabaxay xeebaha wadanka Libya.

Dadka oo tiradoodu ay gaarayso boqol ruux ayaa la sheegayaa inay kusii jeedeen wadanka Talyaaniga.

Saraakiisha badda ee dowladda Talyaaniga ayaa sheegay inay suurtagal tahay dadkan inay ku dageen xeebaha u dhaxeeya labada dal ee Libya iyo Talyaaniga.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com