Galmudug iyo Ahlu Sunah oo shir uga furmayo Nairbi

Galmudug iyo Ahlu Sunah oo shir uga furmayo Nairbi

Wadahadalo u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunah Waljameeca ayaa ka furmaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug wada hadalada ayaa waxaa gar wadeen ka ah urur goboleedka Igad.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo madaxwaynaha maamulka gobolada dhexe ee Sheekh Axmed Shaakir,kana mid ah hogaanka Ahlu Sunah ee gobolada dhexe ayaa gaaray magalada Nairobi iyagoona ka qaybgalaya wadahadalada.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com