Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

HomeWararka

Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

Tafatiraha Guud ee Warbaahinta Daljir Cabdifataax Cumar Geedi ayaa ka hadlay xariga maanta lagu geeystay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Aga

Mid Ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka
Wafti Ka Socda Masar oo Gaarey Qardho (codad & sawiro)
Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay geerida Wasir Xoosh

Tafatiraha Guud ee Warbaahinta Daljir Cabdifataax Cumar Geedi ayaa ka hadlay xariga maanta lagu geeystay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Agaasimihii Radio Daljir Garoowe khadar Cawl ismaacil iyo Wariye Cabdiqani Fantastic.

Geeddi ayaa sheegay in sifo sharci darro ah lagu xiray wariyaashaas ayna cambaraynayaan,wuxuuna ugu baaqay Puntland in si deg deg ah loo sii daayo wariyaashas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: