HomeUncategorized

Tacsi:-Waxgaradka iyo aqoonyahanka Beesha Cismaan Maxamuud ee Minisota oo tacsi ka diray geerida Eng:Caydaruus Cismaan Yuusuf (Keenadiid)

Qaar ka mid ah Gudigga Odayaasha iyo dhalinta beesha Cismaan Maxamuud ee Gobolka Minneasota magaaladda Minneapolis waxay tacsi u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaliyeed gaar ahaana qoyskii uu ka baxay ee Reer Keynadiid inuu ilaahay Samir iyo imaan ka siiyo isagana janadiisii ku irsaaqo.

Waxqabadka xukuumada Puntland ee M/weyne Faroole 100-kii maalmood ee ugu horeeyey.
Idaacadaha Galkacyo oo ka dooday baahinta barnaamijyo khuseeya nabadda.
Baahin: Khamiis, Apr 28, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Galkacyo: Hoggaamiye dhaqameedyo dhalleeceeyay dhacadadii shalay, isla markaana ku baaqay adkaynta amniga … Buuhoodle: Issimada & maamulka gobolka Cayn oo ugu baaqay ardaayada ku dagaalamay Galkacyo in ay colaadda joojiyaan … Qardho: Madaxweynaha Puntland & wafti uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho; Yoonis Cali Faarax, ku xigeenka Gudd. gobolka Karkaar ayaan waraysanay … Garbahaarey: Ciidanka dawladda Federalka oo qabsaday magaalada Garbahaarey, Gedo; Col. Farey, taliyaha ciidanka dawlada ayaan waraysanay … Garowe: Wasaarada qorshaynta ee Puntland oo daah-furtay daraasad sahan ah oo lagu baarayo nolosha aasaasiga ah ee bulshada; Agaasimaha wasaarada ayaa tafaasiil ka bixiyey ujeedada daraasadda …

Qaar ka mid ah Gudigga Odayaasha iyo dhalinta beesha Cismaan Maxamuud ee Gobolka Minneasota magaaladda Minneapolis waxay tacsi u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaliyeed gaar ahaana qoyskii uu ka baxay ee Reer Keynadiid  inuu ilaahay Samir iyo imaan ka siiyo isagana janadiisii ku irsaaqo.

Waxaa halkaan tacsi ka diraya.

Gudoomiyaha Beesha Cismaan Maxamuud;
Axmed Shire Boombalo.

Ambassador; Maxamed Cumar Jaamac dhigicdhigic.
Duuliye Sare; Cabdicasiis Yaasiin Dala’aan (Gahayr).
Gudoomiye; Cali Xaaji Muuse (Cali Kursi)
Nabadoon; Cabdulaahi Gaadasaar
Gen. Nuur Siciid
Col. Maxamed Muuse Keynaan (Jaster)
Nabadoon; Cali Muuse Siciid (Cali Dheere).
Faarax Yuusuf Cadde.
Ciise Cali Aadan.
Bulxan Siciid Jaamac.
Cabdi-Mahad Bashiir Farax-Yare.
Bashiir Muuse Farax.
Cabdirashiid Ismaaciil Muuse Caraale.
Mohamed Cabdiqadir aw-Yusuf.
Cabdinuur Koorsariye Gaab.
Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulaahi.
Cabdikafi Yuusuf Maxamuud.
Cali Abshir Ciise ( Cali Ganey)
Cabdullaahi Yaasiin Xassan.
Muxiyaddiin Xaaji Siciid
Cabdi Xaaji Siciid

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Eng Caydaruus oo ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyed iyo kan reer Puntland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: