Site icon Radio Daljir

Tacsi:-Waxgaradka iyo aqoonyahanka Beesha Cismaan Maxamuud ee Minisota oo tacsi ka diray geerida Eng:Caydaruus Cismaan Yuusuf (Keenadiid)

Qaar ka mid ah Gudigga Odayaasha iyo dhalinta beesha Cismaan Maxamuud ee Gobolka Minneasota magaaladda Minneapolis waxay tacsi u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaliyeed gaar ahaana qoyskii uu ka baxay ee Reer Keynadiid  inuu ilaahay Samir iyo imaan ka siiyo isagana janadiisii ku irsaaqo.

Waxaa halkaan tacsi ka diraya.

Gudoomiyaha Beesha Cismaan Maxamuud;
Axmed Shire Boombalo.

Ambassador; Maxamed Cumar Jaamac dhigicdhigic.
Duuliye Sare; Cabdicasiis Yaasiin Dala’aan (Gahayr).
Gudoomiye; Cali Xaaji Muuse (Cali Kursi)
Nabadoon; Cabdulaahi Gaadasaar
Gen. Nuur Siciid
Col. Maxamed Muuse Keynaan (Jaster)
Nabadoon; Cali Muuse Siciid (Cali Dheere).
Faarax Yuusuf Cadde.
Ciise Cali Aadan.
Bulxan Siciid Jaamac.
Cabdi-Mahad Bashiir Farax-Yare.
Bashiir Muuse Farax.
Cabdirashiid Ismaaciil Muuse Caraale.
Mohamed Cabdiqadir aw-Yusuf.
Cabdinuur Koorsariye Gaab.
Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulaahi.
Cabdikafi Yuusuf Maxamuud.
Cali Abshir Ciise ( Cali Ganey)
Cabdullaahi Yaasiin Xassan.
Muxiyaddiin Xaaji Siciid
Cabdi Xaaji Siciid

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Eng Caydaruus oo ka mid ahaa haldoorka Soomaaliyed iyo kan reer Puntland.

Daljir.com

Exit mobile version