Liiskii Odoyaasha 135 ee saxda ahaa oo si sharci-darro ah loogu kordhiyay Oday 136aad

Muqdisho, Aug, 29 – Warqad sir ah oo laga helay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ogaaday Oday-dhaqameed been abuur ah oo lagu kordhiyay Liiska Odoyaasha 135ta Xubnood, go’aankaasi oo lagu qaatay Muqdisho shir-qarsoodi ah oo ay ku yeesheen Hoggaamiyaasha Madasha Qaran oo ay ka maqnaayeen Madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug sida aan kuuxaansannay ilo xog’ogaal ah oo ku sugan Madaxtooyada Muqdisho.

Ilo Xog’ogaal ah oo u waramay Radio Daljir ayaa inoo xaqiijiyay in Oday-dhaqameedka lagu kordhiyay Liiska Odoyaasha Soomaaliyeed maskaxdii ka dambaysay ay ahayd Xildhibaan Faarax Cabdulqaadir oo kalsooni ka waaway Isinka Beeshiisa, si uu issinka cusub xildhibaan uga dhigo mar kale Faarax Cabdulqaadir. Eeg Warqadii Guddoomiyaha Baarlamaanku uu u qoray Guddiga Doorashada Soomaaliya.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com