TACSI Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun

HomeWararka

TACSI Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun

Dawladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa  Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuumad Cambaro Xusseen Xayle oo ahayd Hooyada dhashey Madaxweyne

Maxay tahay sababta xukuumadda Farmaajo usoo faragalinayso doorashooyinka Puntland?
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo magaalada Qaahira kula kulmay Ra’iisal wasaaraha Masar
Shir looga hadlayo Nabada Bariga Dhexe oo maanta ka furmaya dalka Masar

Dawladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa  Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuumad Cambaro Xusseen Xayle oo ahayd Hooyada dhashey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji  Cumar Camey oo saaka ku geeriyootay USA.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu si gaar ah tacsi ugu dirayaa Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji  Cumar Camey, eheladii iyo qaraabadii ee ay ka geeriyootey marxuumad Cambaro Xusseen Xayle, wuxuuna Allaah uga baryey inuu Jannadiisa Fardowso ka waraabiyo uuna daris uga dhigo Suubbanihii Rasuulkeennii SCW.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: