Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

Tababaraha Xulka Kubadda Cagta Puntland oo Dhaliil loo jeediyaay (dhegayso)

Burhaan Xirfato oo ah Khabiir Sports oo kunool Magaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,ayaa dhaliil u jeediyaay ku’aadan qaabka tababareed ee Xulka Kubadda Cagta ee Puntland,isago ka hadlay qaabka difaaca Kooxdaas iyo waxyaabaha ka qaldan sanadkan Xulka Kubadda Cagta Puntland.

Burhaan ayaaa codsi u diray Wasiirka Cayaaraha Puntland,isago ku baaqay in la keeno khabiir Ciyareed oo kala haggi kara dhalinyarada ciyaaraysa,wuxuna ku baaqay in hadda loo bahanyahay in qabka ciyareed ee xulka Kubadda Cagta wax laga baddalo.

Dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com