Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay

HomeWararka

Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Daanta Galbeed ee Dhulka Reer Falastiin Suxufiyadda Shireen Abu Caqli oo ay Ciidamada Israa’iil dileen. Shire

Maamo Sahro : “Caruur Agoon ah oo Askar ka geeriyootay ayaan haysta Baracayaal ayaan nahay haddan Xuquuq ma helno”
RW Khayre iyo Waftigiisa oo ku Qadeeyey Duleedka Kismaayo
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Magaalada Beedweyne

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Daanta Galbeed ee Dhulka Reer Falastiin Suxufiyadda Shireen Abu Caqli oo ay Ciidamada Israa’iil dileen.

Shireen Abu Caqli ayaa muddo ku dhow 20 sano u Shaqeyneysay Tv-ga laga leeyahay dalka Qatar ee Aljazeera, waxaana saaka la toogtay, iyada oo Shaqadeeda wadata.

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid ayaa ku tilmaamay toogashada Shariin Abuu Caqiil “arrin naxdin leh” isla markaana ay bilaabanayaan baaritaan wadajir ah oo ay dhacdadan kala kaashanayaan mas’uuliyiinta Falastiin.

Shariin Abuu Caqiil oo muddo dheer wararka kasoo tabinaysay Daanta Galbeed ayaa saakay si toos ah u tabinaysay iska hor imaad ay ciidamada Israa’iil ku lug lahaayeen oo ka dhacay halkaasi, waxaana la sheegay in ay rasaas kaga dhacday madaxa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: