Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah

HomeWararka

Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah

Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Caddaalad-darro ku tilmaamay Dacwad Laalidda Cabdirashiid Janan
Duqeyn diyaaradeed oo markale laga fuliyay deegaan ka tirsan gobolka Mudug (daawo)

Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Copenhagen Dalka Denmark uga qeybgalaya shirka Blue Justice Conference 2023 ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee Copenhagen kaas oo kamid ah dedaallada looga hortagayo dambiyada badaha oo ugu horreeyo la dagaalanka Kalluumeysiga sharci darrada ah.

Wasiir Axmed Xassan ayaa intii uu ku sugnaa Copenhagen waxa uu kulamo doceedyo muhiim ah la yeeshay
Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Norway Marwo. Anne Beathe Tvinnereim iyada oo ballan qaaday inay Soomaliya kala shaqayn doonto sida loo horumarin lahaa dhqaalaha kallumeysiga iyo tayeynta shaqaalaha iyo kallumeysiga

Waxa uu la wadaagay dib u habaynta uu wasaaradda Kallumaysiga ku sameeyay, shuruucda la dhaqan geliyay iyo sida ay Soomaaliya aanay u doonayn gargaar ee ay diyaar u tahay maalgashi dhanka kalluumeysiga ah lala yeesho, Norwayna ay tahay waddamada sida sida weyn ugu horumaray dhankaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: