Duqeyn diyaaradeed oo markale laga fuliyay deegaan ka tirsan gobolka Mudug (daawo)

HomeWararka

Duqeyn diyaaradeed oo markale laga fuliyay deegaan ka tirsan gobolka Mudug (daawo)

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in gantaalo lagu duqeeyay degaan u dhexeeya Qaycad iyo Hareeri Dheere oo ka tirsan gobolka Mudug. “

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Turkish Airlines oo dib u bilaabaysa Duullimaadyadii Somalia

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in gantaalo lagu duqeeyay degaan u dhexeeya Qaycad iyo Hareeri Dheere oo ka tirsan gobolka Mudug.

“Laba gantaal oo kuwa diyaaradaha laga soo rido ah ayaa lagu duqeeyey saldhig kale oo kooxda Alshabaab ay ku lahaayeen Qaycad iyo Hareeri dheere dhexdooda, waxaana hadda horey u galay ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Amniga.

Duqeynta kadib ayaa la sheegay in ay weerar ay ku qaadeen deegaanka Hareeri Dheere ciidamada dowlada federalka iyo kuwa Maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: