SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG (MAQAAL)

SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG (MAQAAL)

SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG maanta intaas oo dhan baa ku loolamaya | “Ahlu Sunna oo awood lagu muquuniyo ama ay iyagu Galmudug intiisa badan qabsadaan, waxayse dhibaatu sii balaadhan kartaa Qoorqoorna dhaawac siyaasadeed ugu filan in Galmudug laba maamul leh ay soo baxdo, waxa kale oo Qoorqoor dhaawac hadda ugu filan in uu ku guuldaraystay in uu Galmudug siyaasad ahaan u xasiliyo oo aanu xal u helin cabashooyinkii xukunkiisa la kowsaday, isaga oo aan maamulkiisa daryeelina hawlo kale ku mashquulay.” | Maqaalkan waxaa qoray Asad Adaani Ibraahim , Wariye Xasan Heykal ayaan soo koobaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com