SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG (MAQAAL)

HomeWararka

SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG (MAQAAL)

SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG maanta intaas oo dhan baa ku loolamaya | “Ahlu Sunna oo awood lagu muquuniyo ama ay iyagu

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (dhegyso)
Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay dagaal beleed ka dhacay Hiiran
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qaxa lala eegtay Ciyaartoyda Jubbaland

SOOMAALIYA, DAWLADEYNTA, DADKA & DAGAAL DIIMEEDKA | GALMUDUG maanta intaas oo dhan baa ku loolamaya | “Ahlu Sunna oo awood lagu muquuniyo ama ay iyagu Galmudug intiisa badan qabsadaan, waxayse dhibaatu sii balaadhan kartaa Qoorqoorna dhaawac siyaasadeed ugu filan in Galmudug laba maamul leh ay soo baxdo, waxa kale oo Qoorqoor dhaawac hadda ugu filan in uu ku guuldaraystay in uu Galmudug siyaasad ahaan u xasiliyo oo aanu xal u helin cabashooyinkii xukunkiisa la kowsaday, isaga oo aan maamulkiisa daryeelina hawlo kale ku mashquulay.” | Maqaalkan waxaa qoray Asad Adaani Ibraahim , Wariye Xasan Heykal ayaan soo koobaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: