Soomaaliland oo Afar Jaamacadeed Aqoonsigii Jaamacadnimo Kala Laabatay (DHEGAYSO)

Soomaaliland oo Afar Jaamacadeed Aqoonsigii Jaamacadnimo Kala Laabatay (DHEGAYSO)

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in ay xireen Jaamacaddo ku yaalla degaanada maamulka Somaliland ,kuwaa soo lagu eedeeyay in aysan buuxin Shuruudihii looga baahnaa Jaamacad.

Wasiirka Wasaaradda Waxbashada maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Habane ayaa sheegay in Jaamacaddaha la xiray lagu eedeeyay in aysan buuxin shuruudihii looga baahnaa ka mid noqoshada Jaamacadaha Sooamaliland.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com