Soocade oo Markale ka hadlay xaaladda Tukaraq iyo Caburinta Shacabka laascanood (dhegayso)

HomeWararka

Soocade oo Markale ka hadlay xaaladda Tukaraq iyo Caburinta Shacabka laascanood (dhegayso)

Maxamuud Xasan Soocade ayaa markale ka hadlay Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobalka sool iyo xiisada u dhaxaysa Dowladda Puntland iyo maamulka Somalila

Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)
QARDHO: URURKA HAWEENKA GOBOLKA KAR-KAAR OO BAAQ NABADEED UDIREY BEELIHII KU DAGAALAMEY SAAX-MEEGAAGA
Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shirka Dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay (Akhriso)

Maxamuud Xasan Soocade ayaa markale ka hadlay Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobalka sool iyo xiisada u dhaxaysa Dowladda Puntland iyo maamulka Somaliland.

Socaade ayaa shegay in dagaalka hadda uu bilowyahay isla markaana lagu xoreynayo shacabka gobalka sool ,isla markaasna uusan ahayn dagaalkan mid joogsanaya.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay siyaasiyin sheegta inay gobalka sool kaso jeedan kuwaas oo katirsan Maamulka somaliland,wuxuna sheegay in kuwaas ay yihiin inyar oo Hunguri doon ah ,balse an loo joojin doonin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: