Site icon Radio Daljir

Soocade oo Markale ka hadlay xaaladda Tukaraq iyo Caburinta Shacabka laascanood (dhegayso)

Maxamuud Xasan Soocade ayaa markale ka hadlay Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobalka sool iyo xiisada u dhaxaysa Dowladda Puntland iyo maamulka Somaliland.

Socaade ayaa shegay in dagaalka hadda uu bilowyahay isla markaana lagu xoreynayo shacabka gobalka sool ,isla markaasna uusan ahayn dagaalkan mid joogsanaya.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay siyaasiyin sheegta inay gobalka sool kaso jeedan kuwaas oo katirsan Maamulka somaliland,wuxuna sheegay in kuwaas ay yihiin inyar oo Hunguri doon ah ,balse an loo joojin doonin.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0da74e010100d0b71c6e70/WAREYSI+WASIIR+SOOCADDE+29-05-2018.mp3?_=1
Exit mobile version