Somaali kamid noqotay dadka u dhintay Cudurka Caronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Somaali kamid noqotay dadka u dhintay Cudurka Caronavirus (dhegayso)

15 qof oo kale ayaa u dhintey cudurka ‘corona virus’ ee Magalada Stockholm 24-kii saac ee la soo dhaafay iyadoo Lix ka mid ah dadka ku dhintey Stockho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya
LAASCANOOD: Shacabka oo Hambalyo u diray Hogaanka Cusub ee SSC-Khaatumo & kuxigeenkiisa.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )

15 qof oo kale ayaa u dhintey cudurka ‘corona virus’ ee Magalada Stockholm 24-kii saac ee la soo dhaafay iyadoo Lix ka mid ah dadka ku dhintey Stockholm waa Soomaali Iswidish ah.

Isla mar ahaantaana, dhakhaatiirtu waxay ka digayaan in lix ka mid ah 15-kii qof ee ilaa hadda ku dhintay gobolka ay yihiin Soomaali iswiidhish ah.

Markii fayrasku ku faafay Sweden, macluumaad badan kuma uusan qornen afka soomaaliga, sidaas darteeyd waxaa dhacaay dhibaato aad u balaraan oo soo gaartay dadka asalkooda yahay Soomaaliada ee ku nool magalada Stockholm.

Dadka Soomaalida ayaa waali ku nool nolashii hoore ee Bararka laga qaxweeyo isugu yimadaan ku waas oon ba warba u haaynin, dhibatada culus ee Coronaviruska ama Covid 19.

Waxaa jiiro qaar oow cudurka haayo hadana iska fadiya bararka iyagoo aminsaan in oow Hargab haayo taasna aay keento in aay qadaan qaar badaan.

Kuwa qaada Coronaviruska ayaa qarabo salaam iska aada sidaas darteyd aya waxaa si fudud u qaada cudurkaan qatarta ah ee Coronaviruska walidkood iyo ehel koda dada ah iyaoo mooda in hargaab haayo.

Fadlaan: halaga ilaliyo walidiintiina cudurkaan qatarta ah ee Coronaviruska, hadi aad dareen taan hindhiiso cuunaha ku xanuuna iyo Qaandho.

FG: marwalba iska dhaaq gacmaha,dadka haku dhwaanin kor ka Salaan dadka iyo waxii kaale oo aad isku ilaalin karto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0