Sidee looga hortagi karaa cudurka halista ah ee Caronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Sidee looga hortagi karaa cudurka halista ah ee Caronavirus (dhegayso)

Sheekh yuusuf Axmad Abdiraxmaan waa hormuudka Kuliyada Shareecda Bariga Afrika Faraceeda Qardho,isago Waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta Daljir ayuu

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday UNSOM (Sawiro)
Madaxweyne Firdhiye: Muuse wuxuu yiri waa soo duulayaa. Alla shiikhoow faan badanaa!
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Sheekh yuusuf Axmad Abdiraxmaan waa hormuudka Kuliyada Shareecda Bariga Afrika Faraceeda Qardho,isago Waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta Daljir ayuu ka hadlay Halista cudurka dunida la daala dhacayso ee Caronavirus.

Yuusuf ayaa ka hadlay Waxaa uu yahay Asalkiisu cudurkan iyo sida looga hortagi karro iyo waliba waxaa la gudboon umadda islaamka ah.

Wariye Maxamuud Fantastic oo Qardho jooga ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: