Madaxweynaha Hirshabelle oo soo dhoweeyay Deyn Cafinta Soomaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Hirshabelle oo soo dhoweeyay Deyn Cafinta Soomaaliya (Daawo)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo dhoweeyay deyn cafinta ay hay’ada lacagta adduunka IMF ku dhowaaqday isagoo ku tilmaamay in tallaabadaas ay tahay mid u horseedeysa shacabka Soomaaliyeed horumar ballaaran.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa maanta ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare si weyn u soo dhoweeyay isagoo ku tilmaamay in albaabo badan ay shacabka Soomaaliyeed ay u furmayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0