Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday UNSOM (Sawiro)

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday UNSOM (Sawiro)

Madaxweynaha dhawaan la caleemasaaray ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Maamulkaasi ku qaabilay Wafdi ka socday UNSOM.

Wafdigaan ayaa waxaa hor kacayay Wakiilka UNSOM ee Magaalada Baydhabo, waxaana ay kullan xasaasi ah la qaateyn Madaxweyne Laftagareen iyo qaar kamid ah wasiirada Maamulkasi.

Waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay ka wada hadleen ayaa waxaa kamid ahaa, oloaha dib u heshiinta uu Maamulkaasi ka wado Baydhabo, iyo kaalinta ay Qaramada Midoobay ka qaadan karto.

Madaxweyne Laftagareen ayaa sheegay in Wafdigaasi ka socday Qaramada Midoobe ay aad ugu amaneen waxa uu ku tilmaamay dadaalada derderta ku bilaawday ee dib u heshiisiinta oo Baydhabo ka socda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    LACNATALLAAH JAMIICAN UNSOM.
    UNSOM WAA QODAX KU TAAGAN QARANIMADA SOMALIYA.
    UNSOM WAA TUUGO KU BARYO TAGTA MAGACAYAGA DABADEEDNA WIXII LAGU SOO SIIYO JEEBKA KU SHUBATA.
    UNSOM WAA MARINKA DHAQAALAHA HUBKA LOOSOO MARIYO ISIS,ALSHABAB,
    UNSOM WAXAY U BAAHAN TAHAY KACDOON SHACAB OO LAGU HURGUFO.
    UNSOM WAA QANDARAASLE QANDARAAS LAGU SOO SIIYEYSOMALI INAYSAN DHINACNA UDHAQAAQIN.
    HA ILAAWIN.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    ISRAELI DID 9/11.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS is MASHRUUC AL-YUHUUDIYAH .
    ISNOT MUSLIMS.SURE.IWEYDII ANIGA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com