Sidee Loo Yarayn Karaa Shilalka Gaadiidka oo Puntland Ku Soo Badanaya (dhegayso)

HomeWararka

Sidee Loo Yarayn Karaa Shilalka Gaadiidka oo Puntland Ku Soo Badanaya (dhegayso)

Iyadoo ay jiraan shilala isdaba-joog ah oo ka dhaca wadada isku xirta Magaalooyinka boosaaso iyo gaalkacyo shilalkaas oo waxaa ka dhasha qasaaro Naf i

Degmadda Matabaan ee gobalka Hiraan oo guddoomiye cusub loo magacabay
Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray Ganacsatada Jubbaland
Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Iyadoo ay jiraan shilala isdaba-joog ah oo ka dhaca wadada isku xirta Magaalooyinka boosaaso iyo gaalkacyo shilalkaas oo waxaa ka dhasha qasaaro Naf iyo Maalba leh.

Cabdulqaadir Maxed Saleebaan ”CAMUU” oo ah Aqoonyahan u dooda Arimaha Bulshada ayaa daljir uga waramay in Silalka dhaca ay sabab u yihiin Dowladda Puntland oo ka gaabisay wax ka qabashada arimaha gaadiidka iyo wadooyinka Sababta kale ayaa waxa uu ku tilmaamay Xirfad yarida Darawaliinta.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: