Shuban-biyood Ka Dilaacay Degmada Daarusalaam ee Gobolka Mudug (DHEGAYSO)

Shuban-biyood Ka Dilaacay Degmada Daarusalaam ee Gobolka Mudug (DHEGAYSO)

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Shuban-biyood aad u daran uu ka dilaacay maalmihii lasoo dhaafay degmada Daarusalaam ee gobolkaasi.

Gudoomiyaha Daarusalaam Salaad Gamaadiidoo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in hadda ku dhowaad 120 ruux oo u badan dad waaweyn ah uu shuban biyoodku ku soo ritey degmadaasi.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com