Shirkii Wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Soomalaiya, Itoobiya iyo Eritrea oo la soo gabagabeeyay

HomeWararka

Shirkii Wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Soomalaiya, Itoobiya iyo Eritrea oo la soo gabagabeeyay

Shirkii uga socda dalka Jabuuti Wasiirada Arimaha dibadda ee dowladdaha Somaaliya, Jabuuti, Itoobiya  iyo Eritrea ayaa maanta la soo gaba gabeeyay .

Diyaargarowga xuska 1-da Luulyo oo deegaannada Puntland si weyn looga dareemayo.[Akhris …]
Tuugo Farar Kulul Ku Haysa Kaamamka Dadka Danyarta ah ee Qardho (DHEGAYSO)
Nicholas Haysom oo khudbad ka jeedin doona Golaha Ammaanka ee QM

Shirkii uga socda dalka Jabuuti Wasiirada Arimaha dibadda ee dowladdaha Somaaliya, Jabuuti, Itoobiya  iyo Eritrea ayaa maanta la soo gaba gabeeyay .

Shirkan ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa laga soo saaray Warmurtiyeedka kooban oo lagu Yiri sidan  “booqashadan muhiimka ah waa natiijada dadaalka wadajirka ah ee dalalka gobolka, waxayna u taagan tahay qiimaha uu ku fadhiyo hindisaha lagu heshiisiinayo dalalka gobolka iyo sidoo kale tallaabo weyn oo loo qaaday adkaynta nabadda iyo deganaanshaha gobolka, ayadoo lagu taageerayo isdhexgalka dhaqaale ee geeska Afrika”

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: