Shirkii golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay La-dagaalanka Ayaxa iyo Xuska halgankii daraawiishta (Sawiro)

Shirkii golaha  wasiirada Puntland oo looga hadlay La-dagaalanka Ayaxa iyo Xuska halgankii daraawiishta (Sawiro)

Shirka Golaha  Wasiirada  Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Amniga, La-dagaalanka Ayaxa, Daah-furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii daraawiishta, Soo bandhigidda Istaraatiijiyadda wacyi-gelinta iyo Warbixino kale.

 

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com