Shirkii golaha  wasiirada Puntland oo looga hadlay La-dagaalanka Ayaxa iyo Xuska halgankii daraawiishta (Sawiro)

HomeWararka

Shirkii golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay La-dagaalanka Ayaxa iyo Xuska halgankii daraawiishta (Sawiro)

Shirka Golaha  Wasiirada  Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Amniga, La-dagaalanka Ayaxa, Daah-furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii daraawiishta, Soo bandhigidda Istaraatiijiyadda wacyi-gelinta iyo Warbixino kale.   Sawiro.  

Jubbaland iyo UNDP oo ka kawadda hadlay Mashaaric lasinayo Gollaha degaanka
Shacabka Boosaaso oo ka hadlay khudbadi xalay ee Madaxweyne deni
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Shirka Golaha  Wasiirada  Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Amniga, La-dagaalanka Ayaxa, Daah-furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii daraawiishta, Soo bandhigidda Istaraatiijiyadda wacyi-gelinta iyo Warbixino kale.

 

Sawiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: