Shirki ugu horeyeey ee Golaha Wasiirada Galmudug oo qabsoomay

HomeWararka

Shirki ugu horeyeey ee Golaha Wasiirada Galmudug oo qabsoomay

Shirkii ugu horeeyay ee Gollaha Wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka

DOOD SHIRWEYNAHA BADQAB LA’AANTA KA DHALATA ISBEDELKA CIMILADA PUNTLAND
AUN Abwaan jaamac kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood, kadib duqeyn ay hoygiisa la beegteen Somaliland.
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Shirkii ugu horeeyay ee Gollaha Wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka qabsoomey Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb.

Ajandaha Shirka Gollaha Wasiirada maanta ayaa waxaa uu ku saabsanaa:

1- Isbarasho Guud iyo xil la wareegidda wasaaradaha.
2-Xogta wasaaradaha iyo qorsha howleedka 100-maalmood ee soo socda.

3-Warbixinta xaaladda Amniga ee hadda taagan.

4-Dib u habeynta Guddiga Covid-19.

5-Qabanqaabada maalinta Ciidda.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa xilligaan horyaalla Shaqooyin dhowr ah oo adag maadaama Galmudug ay soo martay in ka badan laba sano oo khilaaf ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: