Puntland iyo Galmudug oo wadajir uga tashaday Amniga Gaalkacayo (Sawiro)

Puntland iyo Galmudug oo wadajir uga tashaday Amniga Gaalkacayo (Sawiro)

Wafti uu hogaaminayay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdid oo ay kamid ahaayeen Gen Gorod, Xildhibaan Cabdikarim Khalif, Siyaasiyiin, Guddoomiyaha Degmada Galkayo ee Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi ugu yimaadeen Masuuliyiin uu kamid kamid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xildhibaano, Maamulka Gobolka iyo Degmada ee DPL, ayagoo ka tacsiyeeyey Guddoomiyihii Gobolka iyo muwaadiniintii kale ee maalintii shalay qarax lagu dilay Gudaha Magaalada Gaalkacyo.

Shirka ayaa ka dhacay Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac waxay kaloo ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga iyo la dagaalanka Argagixisada.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com