Shirka Wadatashiga Wasaaraddaha DFS & Maamul gobaleedyada oo Muqdisho ka furmay

HomeWararka

Shirka Wadatashiga Wasaaraddaha DFS & Maamul gobaleedyada oo Muqdisho ka furmay

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka W

Dowladda Hoose ee Boosaaso oo Ka Bilowday Magaaladda Soo Celinta Bilicda (dhegayso)
Wafti uu hogaaminayo suldaanka guud ee beesha Amarti-waaq oo Gurmad Geel ah geyeey LAASCANOOD
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkan ayaa socon doona mudo Afar cisho waxaaana Goobjoog ka ah Wasiirrada Warfaafinta Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo ay wehliyaan Agaasimeyaasha Guud ee wasaarradaha warfaafinta dowlad goboleedyada iyo Agaasimeyaasha Warbaahinta Dowladda heer Federaal,Heer Dowlad Goboleed iyo gobolka Benaadir.

Wasaarada warfaafinta qaranka ayaa wada Dedaalo lagu xoojinayo xiriirka iyo wada shaqeynta wasaaradaha warfaafinta heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: