Shirka Madasha Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Maamulada oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shirka Madasha Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Maamulada oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shirkii madasha wasiirradda Maaliyadda Dawladda dhexe iyo Maamul-goboleedyada Soomaaliya ayaa ka furmay Caasimadda Puntland ee Garowe , Waxaana ka qayb galay masuuliyiin kala duwan oo kasocda Dowladda dhexe iyo Maamuladda Dalka.

Shirkaan oo socon doonna muddo labo maalin ah ayaa waxaa lagaga hadli doonaa sidii loo midayn lahaa dhaqaalaha waddanka Wasiirradda goob-jooga ka ah waxa kamid ah Wasiirka maaliyadda maamulka Jubbland ,Koon fur Galbeed ,Galmudug ,Iyo Puntland .

Warbixinta Axmed sheekeeye ayaa warbaxintaan ka soo diray Garoowe .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com