Fah Faahin Shir ku Saabsan Hormarinta Degmooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Fah Faahin Shir ku Saabsan Hormarinta Degmooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shir socondoona saddex bari oo looga hadlayo qorsheynta magaalooyinka waaweyn ee puntland gaar ahaan garoowe ayaa ka furmay garoowe waxaana shirka soo wada qaban qaabiyay mamaulka degmada garoowe iyo hay.ada UN HABITAAT.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay madax hore oo puntland xiulal kala duwan ka sooo qabtay iyo kuwa hada xil ka haya dawlada iyo Engneero diyaarinaya qorshe ay garoowe ku socota tobanka sano ee soo socda .

Cabdixakiin Ayaa Warbixin kadiyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com