Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaranka oo si rasmi uga Magaalada Kismaayo

HomeWararka

Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaranka oo si rasmi uga Magaalada Kismaayo

Waxaa si rasmi ah Magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland uga furmay Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran oo ay soo agaasintay Wasaaradda

Qalabkii Dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)
BEERAHA BAARDHEERE & BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN (daawo | dhegayso)
Macalin dugsi oo ardaygiisa dilay

Waxaa si rasmi ah Magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland uga furmay Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa rasmi ah u furay Shirka.

Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran ee ka furmay Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa kasoo qaybgalay Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka, Guddoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka oo ay shaqadoodu la xiriirto arrimaha Xasilinta iyo Saaxibada caalamiga ee Soomaaliya ka taageera Arrimaha Xasilinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0