Macalin dugsi oo ardaygiisa dilay

HomeWararka

Macalin dugsi oo ardaygiisa dilay

Macalin dugsi quraanka karriimka dhiga ayaa dil u gaystay arday ka mid ah kuwii uu wax barayay, kaasi oo kadhacay magaalada Muqdisho. Wararka ayaa

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Jaamacada Bariga Africa Buhoodle oo Ardaydeeda Soo dhaweyn u samaysay (dhegayso)

Macalin dugsi quraanka karriimka dhiga ayaa dil u gaystay arday ka mid ah kuwii uu wax barayay, kaasi oo kadhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya ruuxa geeriyooday oo gabar ahayd inuu macalinka uu si xun uu u dilay xilli uu waxbarayay, iyadoo madaxa uu kaga dhuftay ullo , taasi oo sababtay inay u geeriyootay gabadha.

Dhacdadaan ayaa kadhacday degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: