Shir looga hadlayo ganacsiga dalalka Talyaaniga iyo Soomaaliya oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Shir looga hadlayo ganacsiga dalalka Talyaaniga iyo Soomaaliya oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

Waxaa ka furmay magaalada Muqdisho kulan diiradda lagu saarayo ganacsiga dalalka Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo wax is dhaafsiga labada dal. Kulanka

Roob Dabaylo wata oo mar kalle ku dhuftay deegaano ka mid ah Somaliland
CALMADOW, SANAAG, PUNTLAND (sawirro)
Wafdi kasocda Dowladda Faderaalka oo kusii jeeda Baardheere

Waxaa ka furmay magaalada Muqdisho kulan diiradda lagu saarayo ganacsiga dalalka Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo wax is dhaafsiga labada dal.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay ganacsato iyo masuuliyiin katirsan labada dal.

Talyaaniga ayaa doonaya inuu Soomaaliya ka qaato dalagyada beeraha dalka kasoo go’o.

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sii faahfaafhiyay nuxurka kulanka kasoo baxay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: